Qeexid

Shaki; isla-hadal; laballaabow. ld wiswis1.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga waswaas oo kali ah:
  • Waddankey ku noolayd abidoo waaqeed ay joogtay Ummad waaraad loo qaybsadoon kaba walaacaynin Ummad aan ka waababa aqoon dabinka weegaaran Ummad wadajirkii diiddanoo kala waswaasaysa Ummad waddici gobonimadiyoo wacan gumaystiina.