Qeexid Xigta
ld wiswisid.
ld wiswisid.
Wadaag:
Cid waswaas ku abuurid. ld wiswisi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Qof wax uu samayn lahaa ka shakiyid. Tus. “Cali muufadii uu lahaa buu ka waswaasay”. ld wiswis2.
f.mg1
-say, -stay
Wadaag:
Cid wax ay heli lahayd gefsiin. ld weysii.
f.lg2
-iiay, -iisay
Wadaag:
Wax ballaaran oo aan ciriiri ahayn ka dhigid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
W. ah: aan ciriiri ahayn, wax badan qaada, ballaaran.
m.l.kh
Wadaag:
W. ah: kali ah, aan cidi wehelin (Ilaah).
Mid ama kali.
m.l
Wadaag: