Qeexid
"Salaad sunne ah, habeenkii la tukado oo rakcadaheedu tiro kisi ah yihiin. ld witir."
"Salaad sunne ah, habeenkii la tukado oo rakcadaheedu tiro kisi ah yihiin. ld witir."
Wadaag:
Qiimaha isticmaal ee wax leeyihiin.
Nafaqada raashin laga helo.
W. ah: nafley waxqabad leh. 4. ld waxtarid.
m.l
Wadaag:
Ka w.: meel wax laga sugayey gacmo-marnaan kaga tegid.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
(-rro, m.dh) Hoore udgoon, la isku carfiyo oo aalkolo lahayn, oo ka kooban saliid iyo waxyaabo kale. ld cadar (3).
m.l
Wadaag:
Nin qolo ama tol madax u ah.
Mid quman, wanaagsan, suuban.
m.l
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Rafaad la kulmid. ld waddaddacow2.
f.mg1
Wadaag:
(-rayaal, m.l/dh) Qof aan karti iyo waxqabad lahayn.
m.l
Wadaag:
Nooc ciyaaraha hiddaha iyo dhaqanka ka mid ah jiib iyo sacab leh oo ay ragga iyo dumarku wada dheelaan.
m.l
Wadaag:
Dhibaato halis ah.
K. ah: wax waxyeello ama dhibaato ka iman karta, halis.
m.dh
Wadaag:
Neef iwm oo inta wada jir loo qasho qiimihiisa la qaybsado.
Oogada nafleyda meel ka mid ah; duud; waraq.
Buur gollaheeda; jeex. 841
m.l
Wadaag: