"(-oobay, -owday; -oobi) Rafaad la kulmid. ld waddaddacow2."
Wadaag:
ld watatacoobid.
m.l
ld waddadacoobid, waddaddacow1, watata cow1.
m.f.dh
(-oobay, -owday;-oobi) ld watatacow2.
f.mg1
Salaad sunne ah, habeenkii la tukado oo rakcadaheedu tiro kisi ah yihiin. ld witir.
ld watahsasho.
Ka w.: meel wax laga sugayey gacmo-marnaan kaga tegid.
f.mg3
-saday, -satay
Caano raagay oo aad dhanaan u noqday.
eeg watahso. ld watahsad, watahsi.