"W. ah: wax waxtara ama qiimo leh."
Wadaag:
Shay; walax.
Arrin; talo; xaal.
m.l
wax lagu shubto ama lagu rido ama lagu karsado.
(-nayaal, m.l/dh) Xayawaanka quuta cunto xayawaan iyo dhirba leh (dadka).