Qeexid

"(-ro, m.l) Orgiga yar."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga waxar oo kali ah:
  • .Durduro waxarood xanan bay kula gashaa.
  • Waxaruhu waxay qaangaadh ku noqdaan 15 bilood markaas ooy noqdaan ri'yo.