Qeexid
"Geed aan qodax lahayn oo miro la cuno cadcad oo macaan leh."
"Geed aan qodax lahayn oo miro la cuno cadcad oo macaan leh."
Wadaag:
Geed dhulka dooxoo-yinka ka soo fuura oo xooluhu aad ugu cayilaan.
m.l
Wadaag:
Geed dhulka dooxoo-yinka ah ka soo fuura oo xooluhu aad ugu cayilaan.
m.l
Wadaag:
(f.g) Badeeco si nadaamsan u rasayn.
(f.mg) Dhul waddo ka bannayn.
(f.mg) Cid dhabbe qoodayn ama marmarid.
f.g
-deeyay, -daysay
Wadaag:
Surta dhurduhu sameeyo, qaybteeda oo ka samaysan ugxaan farabba dan oo aan weli dillaacin; qaybta kale waa miidda iyo gowska.
m.l
Wadaag:
(c.fal.) Meerayaasho qorraxda tan ugu iftiin badan, waxayna u dhexeysaa dhulka iyo dusaaga (cuddaarka) sannakeedu waa 225 maalmood, qorraxdana waxay u jirtaa toddobaatan ku dhowaad malyuun oo mayl; xiddigta waaberi; sahra.
m.dh
Wadaag:
Qurub soo hor marinaya yeelaha, layeelaha ama dhammeystire kale ee weerta dhexdeeda lagu muujiyo. Tus. “Waxaa yimid Xasan”. ld waxa.845
qr.dd
Wadaag:
(-shyo/wuxuush, m.dh) Qof aan naxariis lahayn. ld waxshi.
m.l
Wadaag:
Geed laamo dhuudhuuban oo caleemo balballaran iyo ubaxyo hurud ah leh.
m.l
Wadaag: