Qeexid

"Naxariis la'aanta. ld waxshinnimo."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga waxashnimo oo kali ah:
  • Xerada Jiniin, waxa la sheegay in ay ka mid tahay goobaha ugu daran ee ay ka dhaceen dagaalada dhexmaray Yuhuudda iyo Falastiiniyiinta, muddadii ay dagaaladu socdeena waxa ay Ciidamada Israa’iil ka geysteen falal waxashnimo ah.
  • Waxaa meesha ka baxay in loo fekero dan guud waxaana si waxashnimo ah la isugu gacan haadiyey diirad saarida danta gaarka ah.