Qeexid

"W. ah: wax tiro ahaan aan badnayn. ld xoogaa."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga waxoogaa oo kali ah:
  • Axmed, wuxuu intaa ku daray in markaa kadib ay sameeyeen waxoogaa dhaqdhaqaaq ah, balse ay ku adkaatay in ay sii wadaan duruufo awgood.
  • Intaa ka dib Xubnaha loo doortay hogaaminta ururka ayaa waxoogaa hadal ah madasha ka jeediyey, kuwaas oo ugu horayn u mahad naqay ergada dooratay.