Qeexid
"Awoodda waxqabad ee wax leeyihiin. ld waxsoosaar."
"Awoodda waxqabad ee wax leeyihiin. ld waxsoosaar."
Wadaag:
(dhaq.) Tirada wixii ka soo baxa warshadaha, beeraha, xoolaha, iwm.
(dhaq.) Natiijada waxqabad hawleed kasta. ld waxsoosaarid.
m.l
Wadaag:
(kiim.) Dariiqada lagaga soo saaro bir macdanteeda.
(kiim.) Ka soocidda walax laga soocaayo iskujir iyadoo la adeegsanaayo milmidda xula-shada leh.
m.dh
Wadaag:
Soo w.: badeeco dibadda ka keenid.
f.g1
-day, -dday
Wadaag: