Qeexid

Dhibaato u geysashada cid dhibaato loo geysto.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga waxyeelid oo kali ah:
  • Waxaa nasiib darro ah, sii wadidda waxyeelidda ummadda, sida dilkii bahalnimada lahaa ee lagu dilay haweynkii aan waxba galabsan oo ayagoo nadiifinaayo waddoyinka Xamar lagu dilay.