Qeexid

"Cid waxyeello gaarsiin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga waxyeellee oo kali ah:
  • Mas'uuliyiinta gargaarka qaybiyay ayaa sheegay in gargaarkaasi uu qayb ka ahaa gargaarro samofal ah oo ay ugu talogaleen inay u qaybiyaan dadka abaaruhu waxyeelleeyeen..
  • Ayaan Xirsi Cali, iyadoo fadhida xarunta xisbiga VVD oo ay ilaaliyayaasheedu (Bodyguards) ku sugayaan dibadda xafiiska, ayaa ka warantay in weli ay jiraan kooxo yar oo Muslim ah oo doonaya in ay iyada waxyeelleeyaan.