Qeexid

"(-ooyin, m.l) Dhibaato."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga waxyeello oo kali ah:
  • Rasas ay kaga jawabeen ciidamadaan qaraxaa lala begsadey ayaan waxyeello gaarsiin dadka rayidka ah, inkastoo kooxihii qaraxaas ka dambeeyay ay goobta ka baxsadeen.
  • Dagaalka ayaa ka bilowday xadka qaybiya degmooyinka Shibbis, Boondheer iyo Yaaqshiid, kuwaasoo dhamaantood ku yaalla dhanka waqooyi ee Muqdisho, iyadoo dadka dhintay kuwa dhaawacmay ay waxyeello u geysteen madaafiicdii dagaalka.