Qeexid
"Farriin uu Alle u soo dhiibo ambiyadiisa."
"Farriin uu Alle u soo dhiibo ambiyadiisa."
Wadaag:
Ilaah waxyi cid wax ugu sheegid.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
Qurub soo hor marinaya yeelaha, layeelaha ama dhammeystire kale ee weerta dhexdeeda lagu muujiyo. Tus. “Waxaa yimid Xasan”. ld waxa.845
qr.dd
Wadaag:
Cid waxyeello gaarsiin.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Surta dhurduhu sameeyo, qaybteeda oo ka samaysan ugxaan farabba dan oo aan weli dillaacin; qaybta kale waa miidda iyo gowska.
m.l
Wadaag:
(-shyo/wuxuush, m.dh) Qof aan naxariis lahayn. ld waxshi.
m.l
Wadaag: