"(-ooyin, m.l) Hanti xoolo nool ah oo aan badnayn; wayaqaal."
Wadaag:
Hanti xoolo nool ah siin.
f.g2
-keeyay, -keysay
eeg wayaakee.
m.f.dh
(-nno, m.dh) Meel bannaan ah oo aan dhir lahayn.
m.dh
Eray lagu muujiyo xanuun ama oggolaashadarro.
e.d
(-ooyin, m.l) Meel lagu gabbado, lagu dhuunto.
waryaaya) Erey lala hadle labood ah dareenkiisa lagu soo jeediyo. ld ar, aryaa, waar, war3, waryee.
eeg waryaa.
u.j.w