Qeexid
(-ooyin, m.l) Meel lagu gabbado, lagu dhuunto.
(-ooyin, m.l) Meel lagu gabbado, lagu dhuunto.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh
Qeexid: Wax soo baxsan ama kor u likaysan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
e.d
Qeexid: Eray lagu muujiyo xanuun ama oggolaashadarro.
e (Erey) - Erey (word) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Hanti xoolo nool ah oo aan badnayn; wayaqaal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]