"(-amay, -antay; -ami) Ciil dartii way ku celcelin."
Wadaag:
eeg waytan.
m.f.dh
(-nan, m.l) Idaha kooda lab.
m.l
Eray lagu muujiyo xanuun ama oggolaashadarro.
e.d
Meel dhul ah oo bannaan.
m.dh
Wax la wasay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wax wanaagsan ahaansho.
Ugu w.: sabab u ahaansho (wax).
-cnaa, -cnayd
Koox fardo ah oo meel wada jooga.
Xayn; koox.