Qeexid
"(-iyo, m.dh) (juqr.) Durdur biyo macaan ah kaasoo ugu yaraan qayb sannadka ka mid ah ay ka weyntahay dur dur yar, waxayna martaa kanaal dabiici ah, oo ay dhinacyada ka xadeeyaan qarar, kuna shubma badda ama xaro, ama webi kale."

Wadaag:
Nooc cawska ka mid ah oo lo'du daaqdo aadna ugu cayisho.
m.l
Wadaag:
(-iyo, m.dh) Biyo xoog leh oo durudur iyo togba ka weyn oo aan badanaa go'in.
m.l
Wadaag:
Cid wax u diyaarin.
Cid qaddarin la'aan u muujin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-byay, -biday; -byi) Hawl hore loo billaabay ama qabyo ahayd dhammaystirid.
f.g1
Wadaag:
Ilaa hadda.
kol kale; haddana; misana.
Waa w.gay: abidkay, kolna.
m.fk
Wadaag:
(-iyay, -iday; -iyi) Ereyo Ilaah loogu dhowaanayo ku celcelin.
f.mg1
Wadaag: