Qeexid

"Geeri; dhimasho. ld wad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga wed oo kali ah:
  • Shacabka iyo madaxduba, waxay ku khasban yihiin in ay is-wediiyaan su’aalo cad-cad oo ku saabsan waxa keenay khal-khalka dhaqaaale ee dalka ka jira.
  • Si kastaba Marxuumkaan ayaa waxaa uu ifka kaga tagay ilaa 4 carruur ah oo ku kala nool Dalalka sweden iyo Holand waxaana leenahay dhamaan Alle ha u naxariisto marxmiintaan iyo dhamaan intii hore u geeriyootay.