Qeexid

"eeg weeci."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga weecin oo kali ah:
  • "Go'aankeenu waa inaan u aargudno dadka rayidka ah ee lagu laayay madaafiicda, dagaalada aan wadno waxaan u weecin doonaan dalalka Uganda iyo Burundi si ay dadkood u baroortaan" ayuu yiri Sh.
  • Safiirka wuxuu ugu baaqay siyaasiyiinta Soomaalida inaan waddada laga weecin howsha hadda socota ee lagu doonayo in lagu soo dhiso dowlad rasmi ah oo ay yeelato Soomaaliya.