Qeexid
"ld maageer1."
"ld maageer1."
Wadaag:
Far la iska qoro iyadoo aan dan laga lahayn.
Farbarasho qof sameeyo.
m.l
Wadaag:
Dagaalka ciidanka cadawga lagu dhufto, lagu bilaabo ama lagu qaado.
m.l
Wadaag:
Wax cid si gooni ah u khuseeya.
Qof loo xilsaaray, inuu ilaaliyo xafiis, dukaan iwm.
G. ah: khaas ah.4. Dhaawac callirsan.
m.l
Wadaag:
(-rar, m.l) Cabbir dhererka lagu cabbiro oo la mid ah seddax cagood ama soddon iyo lix hiish ama 0.914 mitir.
m.l
Wadaag:
Bahal dugaagga ka mid ah oo dhurwaaga u eg; dhidar.
Cad maro ah oo cad oo madaxa lagu xirto oo astaamaha tiiraanyada lagu muujiyo; hangal.
m.l
Wadaag:
Nafley banjoog ah oo hilibkeeda la cuno sida biciidka, deerada, iwm.
m.dh.u
Wadaag:
(-rro, m.dh) Waddo dheer oo isku xirta laba beelood ama laba ceel.
m.l
Wadaag: