Qeexid

"(-lal, m.l) Wax kasta oo gudo leh oo"

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga weel oo kali ah:
  • Muslinimo kuma cabiidsamo wallaah madaxa kaa goyne, muggii weel ma dhaafooy tolow mooska yaan jebine”.
  • Ganacsatada dibadyaalka ah ee weel kasta ka dhisa buulasha yar yar iyo jiingaddahu may kalifin sabab dhinaca dhaqaaleah.