Qeexid
"(-ro, m.l) (nax.) Ereyo taxan oo micne buuxa leh; yacni wadajirka khabarka iyo mawaadiicdiisa; hawraar."
"(-ro, m.l) (nax.) Ereyo taxan oo micne buuxa leh; yacni wadajirka khabarka iyo mawaadiicdiisa; hawraar."
Wadaag:
Bahal dugaagga ka mid ah oo dhurwaaga u eg; dhidar.
Cad maro ah oo cad oo madaxa lagu xirto oo astaamaha tiiraanyada lagu muujiyo; hangal.
m.l
Wadaag:
(nax.) Qayb ka mid ah cilmi afeedka oo ku shaqa leh qawaaniinta isku dhafta curiyeyaasha, yacni samaysanka weerta.
m.dh
Wadaag:
Dagaalka ciidanka cadawga lagu dhufto, lagu bilaabo ama lagu qaado.
m.l
Wadaag:
Cid madax xanuun dareemid.
Cid dayoobid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Geed faalala oo xooluhu, siiba geelu daaqo oo ur aad u lifaaqoon leh.
Ballaar; waasac. 847
m.l
Wadaag:
wees wayig f.g1 Ka w.: wax la samayn lahaa ka naafasho. ld wayigo.
-gay, -gtay
Wadaag:
Weel subag ama caano fadhiyaa ku jiraan aayar u ruxid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: