Qeexid
"Cid duullaan ku qaadid."
[-ray, -rtay]
weerar2 ay
weerar2 tay
f.g1"Cid duullaan ku qaadid."
Wadaag:
Dagaalka ciidanka cadawga lagu dhufto, lagu bilaabo ama lagu qaado.
m.l
Wadaag:
(-ro, m.l) (nax.) Ereyo taxan oo micne buuxa leh; yacni wadajirka khabarka iyo mawaadiicdiisa; hawraar.
m.dh
Wadaag:
Weel subag ama caano fadhiyaa ku jiraan aayar u ruxid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Bahal dugaagga ka mid ah oo dhurwaaga u eg; dhidar.
Cad maro ah oo cad oo madaxa lagu xirto oo astaamaha tiiraanyada lagu muujiyo; hangal.
m.l
Wadaag:
(nax.) Qayb ka mid ah cilmi afeedka oo ku shaqa leh qawaaniinta isku dhafta curiyeyaasha, yacni samaysanka weerta.
m.dh
Wadaag:
Gabar yar oo aan weli qaangaarin, iyadoo food loo reebayo dhalada ka xiirid.
Ood iwm meel ku wareejin.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Neef geel ah jeenigiisa iyo lugtiisa talantaalli u xirid ama isdhaaf u xirid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag: