Qeexid

"Qof iin indhaha ku leh."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga weershe oo kali ah:
  • Kuwa gacmaha wax ka qaba; gacanlow, faroole, gacmadheere; kuwa indhaha wax ka qaba; indhoole, cawar, weershe iyo ildab; kuwa afka wax ka qaba; carablow, gaagaale, hag-hagaale, shigshigaaye, aflow, afqalooc iwm.