Qeexid

"(dii.) Mayrid la mayro xubnaha qaarkood oo faral ah,la'aanteedna ayan salaadu ansixi karin."

Qeexid Kale

(-ooyin, m.l) Ubbo. ld weyso.

Qeexid Xigta

(dii.) Biyo yar oo xubnaha qaarkood lagu mayro si loo tukado.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine