Qeexid

"Geed qorigiisu aad u bixi adagyahay."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga weger oo kali ah:
  • Weger; Adeer; horta haddii garsoor caddaalad ah la waayo oo muwaadinkii tabasho qaba xaqiiqa la duudsiyo cadhadu waxkasta way u gayne bal dhinac walba arrinta halaga baadho.