"Erey la yiraahdo kolka la arko wax lala yaabo."
Wadaag:
Geed qorigiisu aad u bixi adagyahay.
m.l
ld wagarad.
(-ro, m.l) (nax.) Ereyo taxan oo micne buuxa leh; yacni wadajirka khabarka iyo mawaadiicdiisa; hawraar.
m.dh
Boqol fardo ah.
Xeyn; koox; horin.
ld waga radee.
f.g2
-deeyay, -deysay
ld walwal2.
f.mg1
-ray, -rtay
ld wagaradeyn.
ld waddar2.
f.g1
ld wagdo.