Qeexid

"(-yayaal, m.l/dh) (xis.) Guud ahaan, taranka dhammaan isirrada ku jira tibaax marka laga reebo isir magacaaban. Tibixda 5xy; 5 waa wehliyaha xy, x waa wehliyaha 5y, y waa wehliyaha 5x, 5x waa wehliyaha y iwm. Sida badan wehliye waxa loo qaataa isirka madoorsoomaha ahee ku jira tibix."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga wehliye oo kali ah:
  • Cabdi Wehliye oo ka mid ah guddiga fulinta ee xarunta Dr.
  • Abuukar Xasan Wehliye (Suulaleey) Rear Admiral Xuseen Axmed Cadow (Ciidangale) Gen.