Qeexid
"Jirxumayn darteed cid wejiga u kaduudid."
[-bay, -btay]
wejitub2 ay
wejitub2 tay
f.mg1"Jirxumayn darteed cid wejiga u kaduudid."
Wadaag:
weji didsan m.l (-iyo ..., m.l) (kiim.) Xaalad atam, molikuyuul, ama hab kale oo leh tamar ka badan tan uu leeyahay marka uu degganyahay.
Wadaag:
weji gebagabo m.l (-iyo ..., m.dh) (baay.) Heerka afraad ee qaybsanka unugga; kaas oo ah marka ay koromaatidhyadu gaadhaan cidhifyada, saytobalaasamkuna uu qaybsamo ee uu sameeyo laba unug oo mataana ah oo kala soocan. Waxa baaba'a miiqyada iyo xiddigaha iyaadoo bu' yarada iyo xuubka bu'da ee unug mataan kastaa dib u samaysmo iyo koromosoomyada oo dib u soo ceshada qaabkoodii dunta oo kale ahaa.
Wadaag:
(-iyo, m.dh) Madaxa dadka intiisa horay u soo jeedda ee u dhexeysa foodda ilaa iyo lafta garka, dhegta ilaa dhegta kale oo indhaha, sanka iyo afku ku yaalliin; fool; jaah. ld waji.
m.l
Wadaag:
weji dhexe m.l (baay.) Heerka ugu weyn ee qaybsanka bu'da, kaas oo xuubka bu'du uu baaba'ayo, koromosoomyaduna ay imanayaan badhtanka xiddigaha, kaddibna waxa bilaabma kala durugga koromaati dhyada.
Wadaag:
Wax qaabilid.
Meel ama cid abbaarid. ld waajah, wajih.
f.g1
-hay, -hday
Wadaag:
Wax, wax kale qaabisiin.
Cid meel ama cid kale aaddin. ld waajihi.
f.lg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Hadiyad gabdhaha la arooso uu siiyo ninka wax aroosay kolka la gurigeeyo. 848
m.l
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Weji aan furfurnayn oo kolka qof la arko la duuduubo; wajikaduud.
m.l
Wadaag:
Cid aqoonsasho.
Cid u eexasho.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
Madax hoos u rogidda iyo weji kaduudka ku dhaca qof uu ka horyimid qof uu horay wax ugu dhimay; yaxyax.
m.l
Wadaag:
Qof aan furfurnayan oo dad dhexgelkiisu yar yahay.
m.l
Wadaag:
(-iyo ..., m.l) (c.fal.) Heerarka kala duwan ama isbeddellada muuqaalka oo dayaxu maro markuu ku wareegayo dhulka, waxaana loo yaqaannaa dayax cusub, dayax buuxa, iwm.
m.l
Wadaag: