Qeexid
"Ku celcelinta ereyo Alle loogu dhowaanayo. ld wardi."
"Ku celcelinta ereyo Alle loogu dhowaanayo. ld wardi."
Wadaag:
(-iyay, -iday; -iyi) Ereyo Ilaah loogu dhowaanayo ku celcelin.
f.mg1
Wadaag:
Qof mu'min ah oo Ilaah ka baqa.
Qof ay saaran tahay mas'uuliyadda xaas meel deggan. ld wali.
m.l
Wadaag:
(-iyo, m.dh) Biyo xoog leh oo durudur iyo togba ka weyn oo aan badanaa go'in.
m.l
Wadaag:
ld waris. Nooc ka mid ah dhirta.
ld waris. Dhoobo loo adeegsado si loo midibeeyo dharka ama timaha.
ld warin.
m.l
Wadaag: