Qeexid
"(-iyay, -iday; -iyi) Ereyo Ilaah loogu dhowaanayo ku celcelin."
"(-iyay, -iday; -iyi) Ereyo Ilaah loogu dhowaanayo ku celcelin."
Wadaag:
Ilaa hadda.
kol kale; haddana; misana.
Waa w.gay: abidkay, kolna.
m.fk
Wadaag:
(-iyo, m.dh) (juqr.) Durdur biyo macaan ah kaasoo ugu yaraan qayb sannadka ka mid ah ay ka weyntahay dur dur yar, waxayna martaa kanaal dabiici ah, oo ay dhinacyada ka xadeeyaan qarar, kuna shubma badda ama xaro, ama webi kale.
m.l
Wadaag:
ld waris. Nooc ka mid ah dhirta.
ld waris. Dhoobo loo adeegsado si loo midibeeyo dharka ama timaha.
ld warin.
m.l
Wadaag: