Qeexid

"ld waris. Nooc ka mid ah dhirta."

Qeexid Kale

ld warin.

Qeexid Xigta

ld waris. Dhoobo loo adeegsado si loo midibeeyo dharka ama timaha.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga weris oo kali ah:
  • Weris “Ma anigoo dhintaa ku jira ayaad igu daawanaysaa?
  • Hada oo ay Weris ku jirto da’deeda oo ay sodon jirka wax yari u dheeryihiin 10 sanadoodna ay xidig hogaamisa hawlaha xayaysiinta ugu sareeyay ay ahayd waxay sumcadeeda ugaga faa’iidayneysaa daryeelka xuquuqda Haweenka.