Qeexid
Kalluun aad u yaryar oo u eg sar diinka.
Kalluun aad u yaryar oo u eg sar diinka.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: (-nno, m.dh) Goor, waqti.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Sida wiifowgii u wareeg.
Qeexid Xigta: Aad u orod.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Meesha ay wax ka soo unkamaan; sinji.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]