Qeexid

"W. ah: nafley caato ah."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga weyd oo kali ah:
  • Mar la weydiiyay howlaha uu u joogo Khartuum ayaa xusay inay tahay sidii ay dalalka Afrika uga dhaadhicin lahaayeen mowqifkooda iyo xalaada dalka halka ay marayso, si loo helo nabad ka dhalata Somalia.
  • UNHCR ayaa weydiisatay madaxda dalka Kenya Jimcihii shalay, inay u ogolaato in dadkaas oo khatarta dagaallada u dhow ay u ogolaato inay u gudbaan dalkooda, si ay uga nabadgalaan colaadihii ay kasoo carareen.