Qeexid

"Isdhaaf; gudub. ld weydaarid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga weydaar oo kali ah:
  • Xaafadaha degmada Hodon ee ay ku dagaalamayaan Ciidamada AMISOM, kuwa dowladda iyo Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa wali waxaa laga maqlayaa rasaas ay is weydaarsanayaan dhinacyada dagaalamaya oo iyagu isku muuqda xiliyada ay dagaalamayaan.
  • Weerarkan oo dhacay abaarihii 6:30 maqribnimo ayaa waxaa labada dhinac ay isweydaarsadeen rasaas fara badan taasoo aan la ogeyn khasaaraha ay geysatay ee labada dhinac iyo wixii soo gaaray dadka deegaanka.