Qeexid
"Neef geel ah jeenigiisa iyo lugtiisa talantaalli u xirid ama isdhaaf u xirid."
[-ray, -rtay]
weydaar2 ay
weydaar2 tay
f.g1"Neef geel ah jeenigiisa iyo lugtiisa talantaalli u xirid ama isdhaaf u xirid."
Wadaag:
Dhaafi; gudbi.
Is w.: is dhaafin.
f.lg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax dhaafid.
Wax dabamarid.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
Wax, wax kale dhaafsasho.
f.lg3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax, wax kale dhaafsan ahaansho.
f.g4
-naa, -nayd
Wadaag:
I. ah: lug iyo addin aan isku dhinac ahayn.
I. ah: isdhaafidda la isu dhaafo labo jaho oo isku cid ah.
m.l.kh
Wadaag:
Wax shidid (dab); wax ifid (nal, feynuus iwm).
Taabasho; maagid; daandaansi.
Qof dilid; qof rayd.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Arrin sahlasho.
Wax caato ka dhigid.
f.g2
-deeyay, -deysay
Wadaag: