Qeexid Xigta
ld weydaar1.
ld weydaar1.
Wadaag:
Dhaafi; gudbi.
Is w.: is dhaafin.
f.lg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax dhaafid.
Wax dabamarid.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
Neef geel ah jeenigiisa iyo lugtiisa talantaalli u xirid ama isdhaaf u xirid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax, wax kale dhaafsasho.
f.lg3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax, wax kale dhaafsan ahaansho.
f.g4
-naa, -nayd
Wadaag: