Qeexid
eeg weydee.
eeg weydee.
magac / noun
Fal / verb
Dheddig / feminine
f.mg4
Qeexid: Wax qiyaasta loo baahan yahay wax u weheliyaan xagga tirada, dhererka, ballaarka, filka iwm ahaansho.
Qeexid Xigta: Isla w.: qof cid kale iskala sarreeya ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -deeyay, -deysay
Qeexid: Arrin sahlasho.
Qeexid Xigta: Wax caato ka dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg weynee. ld weyneys, weyneysiin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (fiis.) Summad M. Cabbirka xaddiga uu qalab obtikaad kordhiyo ama yareeyo xajmiga huumaagga. Waana saamiga baaxadda huumaagga iyo baaxadda walaxda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh.kh
Qeexid: W. ah: nafley caato ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (juqr.) Bohol weyn oo hoos u qodan oo leh dhinacyo dhadhaabeed oo tiiro toosan leh. Waxaa badanaa sameeya tog mara dhul oomane ah o gooya dhadhaabaha jilicsan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Ilaah; Rabbi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld weynaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) Nafley weyd noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -naaday, -naatay
Qeexid: Nafley wax weyn noqosho.
Qeexid Xigta: La w.: wax weyn cid ugu muuqasho.
Qeexid Kale: Isla w.: qab iyo kibir isu yeelid. 4. Iskala w.: qof cid iska sarreysiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -neeyay, -neysay
Qeexid: Wax, wax weyn ka dhigid.
Qeexid Xigta: Cid qiimo u yeelid.
Qeexid Kale: Is w.: wax weyn iska dhigid (qof). 4. Iska w.: qof cid iska sarreysiin. ld weyneysii.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld wagaradeyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (juqr.) Dooxo ballaaran oo ku dhacda oogada dhulka. Dooxadaasi waxay fidsantahay fogaansho gaaraysa dhawr boqol oo mayl.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg weetee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (nax.) Qayb ka mid ah cilmi afeedka oo ku shaqa leh qawaaniinta isku dhafta curiyeyaasha, yacni samaysanka weerta.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Neef geel ah jeenigiisa iyo lugtiisa talantaalli u xirid ama isdhaaf u xirid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Hilib uu ka soo gooyo halgamuhu neefka uu soo dilo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: waaweyn yaalliin oo alaabta ceeriin lagu farsameeyo. ld wershad.
f.lg2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: Qof si jawaab looga halo su'aal u jeedin; warso.
Qeexid Xigta: Cid wax ka codsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Nafley weyd ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]