Qeexid
"(-nno, m.dh) Warwareegga ay sameeyso leexada."
"(-nno, m.dh) Warwareegga ay sameeyso leexada."
Wadaag:
Leexo horay iyo dib u socodsiin. 849
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Dad badan meel isugu soo ururid.
f.mg1
-oomay, -oontay
Wadaag:
Arrin sahlasho.
Wax caato ka dhigid.
f.g2
-deeyay, -deysay
Wadaag:
Wax, wax kale dhaafsan ahaansho.
f.g4
-naa, -nayd
Wadaag:
Qof si jawaab looga halo su'aal u jeedin; warso.
Cid wax ka codsasho.
f.lg2
-iiyay, -iisay
Wadaag: