Qeexid

"(-lo, m.l) Dhasha lo'da keeda lab."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga weyl oo kali ah:
  • Wuxuuna ku jawaabay, Adeer mar-mar ayaan dhogarta weylaha Ninkii yaqaanba waa yaqaanee, haraga ama dhogarta weylaha hadba doc buu cararaa.
  • Dooddu marka ay u soo gudubto heerka sababaynta iyo qeexidda dhibaatada, caqliga waxaa la raacsadaa weylaha, caaddifadda ayaana lagu garramaa.