Qeexid
"(-so, m.l) Hargo badan oo waylo ama ari yaryar laga baxshay oo la isku tolay oo la goglado."

Wadaag:
(-syo/-so, m.l) Hargo weylo yaryar oo inta laysku tolay gogol laga dhigto.
m.dh
Wadaag:
gaalis furan m.l (-syo ..., m.dh) (xis.) Urur ka kooban tirooyinka u dhexeeya laba tiro oo la isa siiyey oo aan ku jirin bar dhammaadyada. G.ka f. ee u dhexeeya laba tiro oo maangal ah a iyo b waxa loo qoraa (a,b). Marka g.ka f. lagu muujinayo xarriiq tiro bar dhammaadyada goobo ayaa la geliyaa.
Wadaag:
(-syo, m.dh) (xis.) Urur tirooyin ah ama baro ah oo ku yaalla habdhis kulan oo qeexaya dhammaan qiimayaasha u dhexeeya laba bar dhammaad. Haddii labada bar dhammaad ay jiraan g.ka waa gaalin oodan, haddii an ku jirinna waa g. furan.
m.l