Qeexid
Geeso horay caaraddoodu u soo jeeddo (lo').
Geeso horay caaraddoodu u soo jeeddo (lo').
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: (-lo, m.l) Dhasha lo'da keeda lab.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Burcad.
Qeexid Xigta: (-lo, m.l) Dhasha lo'da teeda dheddig.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-so, m.l) Hargo badan oo waylo ama ari yaryar laga baxshay oo la isku tolay oo la goglado.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Hilib uu ka soo gooyo halgamuhu neefka uu soo dilo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]