Qeexid

"eeg weyn. ld weynaansho, weynin."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga weynaan oo kali ah:
  • Haddii ay caddaato in Carraale buug dhan soo saaray bilowgii 1976, waxa loo qaadanayaa in uu buuggaasi ka dhashay shaqo wakhti dheer soo socotay, waanu ka qiimo weynaanayaa maqaallo joornaal ku soo baxay.
  • Hadda waxaad garan la'dahay…" Hafiye ayaa hadalkii ka soo dhex galay "Adeer mar horaan idiin soo noqon lahaaye carruurta ayaan is lahaa inta ay ka weynaanayaan oo waxbarashadoodu ka hagaagayso ha soo cidlayn.