Qeexid
"(fiis.) Summad M. Cabbirka xaddiga uu qalab obtikaad kordhiyo ama yareeyo xajmiga huumaagga. Waana saamiga baaxadda huumaagga iyo baaxadda walaxda."
"(fiis.) Summad M. Cabbirka xaddiga uu qalab obtikaad kordhiyo ama yareeyo xajmiga huumaagga. Waana saamiga baaxadda huumaagga iyo baaxadda walaxda."
Wadaag:
(-ooyin, m.l) (fiis.) Qalab loogu talaggalay in uu weyneeyo hummagga walxo aad u sii yar.
m.dh
Wadaag:
Wax, wax weyn ka dhigid.
Cid qiimo u yeelid.
Is w.: wax weyn iska dhigid (qof). 4. Iska w.: qof cid iska sarreysiin. ld weyneysii.
f.g2
-neeyay, -neysay
Wadaag:
Wax qiyaasta loo baahan yahay wax u weheliyaan xagga tirada, dhererka, ballaarka, filka iwm ahaansho.
Isla w.: qof cid kale iskala sarreeya ahaansho.
f.mg4
Wadaag:
Nafley wax weyn noqosho.
La w.: wax weyn cid ugu muuqasho.
Isla w.: qab iyo kibir isu yeelid. 4. Iskala w.: qof cid iska sarreysiin.
f.mg3
-naaday, -naatay
Wadaag:
(-rro, m.dh) Boorso haween oo harag la xardhay ka samaysan.
m.l
Wadaag:
(-nno, m.dh) (juqr.) Gogol biyo cusbo leh ah oo ku wareegsan dhul weyneyaasha dunida. Biyahaas iyaga ah waxaa loo qaybiyaa dhawr qaybood oo waaweyn, dhammaantood waxay dabboolaan 71% ee dusha dunida.
m.dh
Wadaag:
(juqr.) Bohol weyn oo hoos u qodan oo leh dhinacyo dhadhaabeed oo tiiro toosan leh. Waxaa badanaa sameeya tog mara dhul oomane ah o gooya dhadhaabaha jilicsan.
m.dh
Wadaag: