Qeexid
"ld weyneyn."
"ld weyneyn."
Wadaag:
(-ooyin, m.l) (fiis.) Qalab loogu talaggalay in uu weyneeyo hummagga walxo aad u sii yar.
m.dh
Wadaag:
(fiis.) Summad M. Cabbirka xaddiga uu qalab obtikaad kordhiyo ama yareeyo xajmiga huumaagga. Waana saamiga baaxadda huumaagga iyo baaxadda walaxda.
m.dh
Wadaag:
Wax, wax weyn ka dhigid.
Cid qiimo u yeelid.
Is w.: wax weyn iska dhigid (qof). 4. Iska w.: qof cid iska sarreysiin. ld weyneysii.
f.g2
-neeyay, -neysay
Wadaag:
Wax qiyaasta loo baahan yahay wax u weheliyaan xagga tirada, dhererka, ballaarka, filka iwm ahaansho.
Isla w.: qof cid kale iskala sarreeya ahaansho.
f.mg4
Wadaag: