Qeexid

"(-ooyin, m.l) (fiis.) Qalab loogu talaggalay in uu weyneeyo hummagga walxo aad u sii yar."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga weyneyso oo kali ah:
  • Afhayeen u hadlay Xukuumadda dalka Ethiopia oo lagu magacaabo Barakat Simone ayaa sheegay in Dowladdiisa ay soo dhoweyneyso is casilaadii Madaxweynihii Dowladda Federaalka KMG ee Somalia Cabdullaahi Yuusuf Axmed, wuxuuna tallaabada uu qaaday Mr.
  • Dowlada Madaxweyne Shariif oo ku baaqday markale in ay soo dhaweyneyso Cidkasta oo Wadahadal diyaar u ah Maxaa ka soo baxay kulankii Magaalada Adis Ababa ku dhex maray Madaxweynaha Somaaliya iyo Madax ka socotay Dalka Mareykanka.