Qeexid
"Neef xoolo ah oo dhalay markuu dhashiisa u baqo gadoodid."
[-xay, -xday]
weyrax2 ay
weyrax2 day
f.g1"Neef xoolo ah oo dhalay markuu dhashiisa u baqo gadoodid."
Wadaag:
Dagaalka xoolaha dhalay (lo') oo ay dagaallamaan kolkay ubadkooda u baqaan.
Caro; gedood.
m.l
Wadaag:
Xoolo ama dad weyrax ka keenid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Dad ama xoolo wax weyraxay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax qiyaasta loo baahan yahay wax u weheliyaan xagga tirada, dhererka, ballaarka, filka iwm ahaansho.
Isla w.: qof cid kale iskala sarreeya ahaansho.
f.mg4
Wadaag: