Qeexid
"Xoolo ama dad weyrax ka keenid."
[-iyay, -isay]
weyrax yay
weyrax say
f.g2"Xoolo ama dad weyrax ka keenid."
Wadaag:
Dagaalka xoolaha dhalay (lo') oo ay dagaallamaan kolkay ubadkooda u baqaan.
Caro; gedood.
m.l
Wadaag:
Neef xoolo ah oo dhalay markuu dhashiisa u baqo gadoodid.
f.g1
-xay, -xday
Wadaag:
Dad ama xoolo wax weyraxay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax qiyaasta loo baahan yahay wax u weheliyaan xagga tirada, dhererka, ballaarka, filka iwm ahaansho.
Isla w.: qof cid kale iskala sarreeya ahaansho.
f.mg4
Wadaag: