Qeexid
"W. ah: waxyaalo diricnimo muujiya oo qof sameeyo, wacdaro."
"W. ah: waxyaalo diricnimo muujiya oo qof sameeyo, wacdaro."
Wadaag:
Saxaro kuuskuusan oo geela, ariga iyo ugaarta qaarkeed dhigaan.
m.dh
Wadaag:
Salaad ka hor weysaysasho.
f.mg3
-aatay, -aadatay
Wadaag:
Sharci diini ah oo Alle u soo dejiyo in dadku ku dhaqmaan Ilaahna ku caabudaan.
Dhambaal. ld risaalad.
m.dh
Wadaag: